Quran translations in many languages

Quran in Somalian

Al-Falaq

Al-Falaq

Makkan

Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.

 

(1) Waxaad dhahdaa (Nabiyow) waxaan ka magangalay Eebeha Subaxa (abuuray)(2) Wixii shar leh sharkiisa. (3)Iyo Habeenka sharkiisa markuu madoobaado. (4) Iyo sharka Sixirrowga wax ku tufa guntimaha. (5) Iyo sharka Xaasidka wax Xasda.