Quran translations in many languages

Quran in Somalian

Al-Fâtihah

Al-Faatiha

 

Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.

 

Makkan

 

(1) Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista. (2) Mahad Eebaa iska leh ee barbaariyaha Caalamka ah (Koonka)(3) Ee naxariis guud iyo mid gaaraba naxariista. (4) Ee hanta maalinta abaalmarinta (Qiyaamada)(5) adiga unbaan ku caabudaynaa, adiga unbaana kaa kaalmo waydiisanaynaa (Eebow)(6) ee nagu hanuuni jidka toosan (Xaqa)(7) Jidka kuwii aad unicmaysay eedan u cadhoonin dhuminna.