Quran translations in many languages

Quran in Somalian

Al-Fîl

Al-Fil

Makkan

Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.

 

(1) Ma Ogtahay sida Eeba ku falay asaxaabtii Maroodiga «Colkii». (2) Miyaan Eebe ka yeelin dhagartoodii wax dhumay. (3) Oosan ku dirin korkooda Shimbiro kooxa ah. (4) Kuna tuuraysa Dhagaxyo la kululeeyay. (5) Markaas Eebe ka yeelay Bal la daaqay sidiis.