Quran translations in many languages

Quran in Somalian

Al-Humazah

Al-Humaza

Makkan

Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.

 

(1) Halaag Wuxuu u Sugnaaday xanle wax ceebeya oo Dhan, (2) Oo Xoolaha kulmiya (xaqana ku bixinin)(3) Ma wuxuu malayn in xoolihiisu waarin. (4) Saas ma aha ee waxaa lagu tuuri (Naarta) Xudhama. (5) Ma taqaannaa Xudhama. (6) Waa Naarta Eebe ee la huriyay. (7)Gubaysana Quluubta (Kulayl dartiis)(8) Waana lagu dabooli Naartaas Gaalada. (9) Tiraar la fidiyay yayna ahaan dhexdeeda.