Quran translations in many languages

Quran in Somalian

Al-Ikhlâs

Al-Ikhlaas

Makkan

Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.

 

(1) Waxaad dhahdaa (Nabiyow) Eebe waa Kali (wehelna ma leh)(2) Waana Sayid (deeqtoon)(3) Eebe wax ma dhalin, isna lama dhalin. (4) Wax la mid ahna ma jiro.