Quran translations in many languages

Quran in Somalian

Al-Kawthar

Al-Kawthar

Makkan

Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.

 

(1) Annagaa ku Sinnay Nabiyow Waadi Janno (iyo khary badan)(2) Ee tuko Eebaha dartiis, waxna u gawrac. (3)Ruuxii ku necebna waa mid cidhib beelay.