Quran translations in many languages

Quran in Somalian

Al-Mâʽûn

Al-Maa’un

Makkan

Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.

 

(1) Ka warrama kan beenin Abaalmarinta (Qiyaamada)(2) Kaas xooga Agoonta (xageeda)(3) Aan kuna boorrinaynin quudinta miskiinka. (4) Waxaa halaag u sugnaaday kuwa tukan (waa Munaafiqiinta)(5) Ee haddana halmaansan Salaaddooda. (6) Dadkana is tusiya. (7) Una diida alaabta (Laysugu kaalmeeyo).