Quran translations in many languages

Quran in Somalian

Al-Masad

Al-Masad

Makkan

Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.

 

(1) Waxaa khasaaray Gacmihii Abuulahab, halaagmayna. (2) Waxna uma tarin Xoolihiisii iyo wuxuu kasbadayna. (3)Wuxuuna gali Naar Olal leh. (4) Haweenaydiisii Qoryaha xambaari jirtayna (waxay gali Naar)(5) Luqunteedana waxaa la yeeli Xadhig Liif ah.