Quran translations in many languages

Quran in Somalian

Al-Qadr

Al-Qadr

Makkan

Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.

 

(1) Annagaa soo dajinnay Quraanka Habeenka LaylatulQadarka ah (sharafta leh)(2) Ma taqaanna LaylatulQadarka. (3) Waa Habeen ka khayr badan Kun Bilood (oo kale)(4) Waxaana soo daga Malaa’igta (kale)iyo Malaku Jibriil habecnkaas idanka Eebe dartiis iyo amarkiisa. (5) Waana Habeen nabadgalyo inta waagu ka haryi.