Quran translations in many languages

Quran in Somalian

Al-Sharh

Ash-Sharh

Makkan

Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.

 

(1) Miyannaan kuu waasicinin Laabta (ku nuurinin). (2) Oonaan ka dajinin culayskii. (3) dhabarka kaa cusleeyay. (4) Miyaannaan kor yeelin magacaaga (xusiddaada). (5) Cidhiidhina waxaa ku dhaw fudayd (faraj). (6) Cidhiidhina waxaa ku dhaw fudayd. (7) Ee markaad Salaadda dhammayso isku dhib (Samo fal). (8) Eebana (Khayr) ka rajee.