Quran translations in many languages

Quran in Somalian

Al-Zalzalah

Az-Zalzala

Madinan

Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.

 

(1) Marka DHulka la gilgilo. (2) Dhulkuna soo bixiyo culaykiisii (wixii ku aasnaa)(3) Dadkuna (Gaaladuna)dhahaan maxay leedahay. (4) Maalintaas waxay ka sheekayn warkeeda. (5) Maxaayeelay Eebaa u waxyooday. (6) Maalintaas Dadku way soo bixi iyagoo kala tagsan (xagga Diinta iyo Camalkaba) si ay u arkaaan camalkooda. (7) Ruuxiise wax yaroo khayra fala wuu arki. (8) Kiise wax yar oo shar fala wuu arki.