Quran translations in many languages

Quran in Somalian

An-Nasr

An-Nasr

Madinan

Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.

 

(1) Markuu yimaaddo gargaarkii Eebe iyo Fatxiga (Furashada maka)(2) Ood aragtid Dadkoo Diinta Eebe u soo gali Kooxo. (3) U tasbiixso Eebe adoo ku mahadin Dambidhaafna waydiiso illen waa dambidhaaf badanee.