Quran translations in many languages

Quran in Somalian

At-Takâthur

At-Takaathur

Makkan

Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.

 

(1) Waxaa idin shuqliyay Dadow wax badsasho (iyo isu faanid)(2) Intaad Xabaalaha ka tagtaan (dhimataan)(3)Saas ma aha ee waad ogaandoontaan. (4) Haddana saas ma ehee waad ogaandoontaan (Faanka cidhibtiisa)(5)Haddaad dhab ahaan wax u ogtihiin (Waad dayn lahaydeen xumaanta)(6) Dhab ahaan baad u arkaysaan (Naarta) Jaxiima, (7) Ka dibna waxaad u arkaysaan Nartaas si yaqiin ah. (8) Waxaana laydin warsan Maalintaas Nicmadii.