Quran translations in many languages

Quran in Somalian

At-Tîn

At-Tin

Makkan

Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.

 

(1) Eebe wuxuu ka dhaartay Tiinka iyo Zeytuunka. (2) Iyo Dhuuri Siina. (3) Iyo Magaaladan Aaminka ah (Maka)(4)Ee waxaana ku abuurray Dadka Muuqal toosan. (5)Kaddibna waxaan u celinaynaa hoos (gabow dartiis)(6)Hase yeeshee kuwa rumeeyey xaqa camalwanaagsanna falay, waxay mudan Ajri aan go’aynin. (7) Ee Maxaa Gaalada u sababay beeninta Qiyaamada intaas ka dib. (8)Miyuusan Eebe ahayn kan ugu xukun wanaagsan. (Eebaa xukun wanagsan).