Quran translations in many languages

Quran in Somalian

Quraysh

Quraish

Makkan

Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.

 

(1) Caadaysigii Qureesheed. (2) Ay ka caadayeesheen Safarka Xagaaga iyo Jilaalka darteed. (3) Ha u caabudeen Eebeha Beydkan (Kacbada)(4) Eebahi ka quudiyay gaajo, kana aamingaliyay cabsi.